Tusmo Loogu Talogalay Inay Caawiso Cunugaaga Si Uu U Wax Wanaagsan Ugu Qalinjabiyo


Waxaan rumaysanahay in qoys waliba uu ilmaha guriga ku caawin karo taasoo ilmaheena isbadal faa’iido leh u keeni karta. Waxaan kale oo ognahay in haddii aa maalin walba la shaqayso iskuulka  ay taasi ilmahaaga ku caawin karto inay guulaystaan. Halkaan waxaad ka helaysaa siyaabaha haddii aan wada shaqayno ilmahaagu iskuulka iyo noloshaba ugu guulaysanayo.       

Kaalmada Guriga + Iskuulka oo Ladhigto = Nolosha oo Lagu Guulaysto

Maxaan qaba karaa maadaama ilmahaygu korayo oo isbadalayo?

Muxuu Cunugaygu Iskuulka ka Barandoonaa?

Sideebaan ilmahayga uga caawin karaa shaqada iskuulka?

Imtixaanada + Buundooyinka Ardayga = Qalinjabin

Maxay ugu kacaysaa inuu ardaygu kuleejka galo?

Xagee baan ka heli karaa akhbaar dheeraad ah la xiriirta xirfada iyo kuleejada?   

Ku caawi inuu cunugaagu Kuleejka Galo

Tusmada Barnaamijka

Xagee baan ka raadin karaa?

Waxwayn Ku Soo Qalanjabi!